google_somaliNabad-flagaminartswelcomefarmaajooobbc-som voa-somalia al-jazeera
ducaale_22ina001

SOMALI NEWS UPDATE

Agaasimihii Idaacadda Shabeelle Oo Caawa La Toogtay

Saturday, 28 January 2012

News image

WAR HADDA AH (AGGM) - Sida uu sheegayo war deg deg ah oo hadda nasoo gaaray ALLAHA u naxariistee waxaa maqribnimadii caawa Muqdisho lagu dillay Agaasimihii Idaacada Shabele Xasan Cusmaan Cabdi ...

Read More

WAR SOO KORDHAY : Allgalgaduud Media Oo Xog Ka Heshay Qorshe Looga Baarandagayo Duullaan Ka Dhan ah Baydhabo

Saturday, 28 January 2012

News image

WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Waxaa soconaya qorsho dhinacyo badan ee wadaan Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowlada KMG ee Soomaaliya ka oo lagu doonayo in lagu weeraro Gobolada Bay iyo Bako...

Read More

Warbixin Laga Diyaariyey Xaaladda ay Ku Sugan Yihiin Kumanaan Barakacayaal ah Oo Ku Dhibaataysan Xerooyinka Kismaayo

Saturday, 28 January 2012

News image

Kismayo, Somalia (AGGM) - Waxaa lagusoo waramayaa xaalado caafimaad xumo oo ka aloosan xeryaha barakacayaasha ee magaalada Kismaayo, oo ay ku nool yihiin kumannaan dad ah oo ka soo barakacay qeybo ...

Read More

IGAD "Waxaan Ka Digaynaa Carqaladeynta Qorshaha Road Map-ka"

Saturday, 28 January 2012

News image

ADDIS, ABABA (AGGM) - Ka dib Shir ay Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya ku yeesheen Madaxda IGAD ayaa waxaa ay uga hadleen Xaalada Somalia gaar ahaan dhanka Hormarka laga ...

Read More

Wasaaradda Gaashaandhiga Ee Somalia Oo Dagaal Iclaamisay

Saturday, 28 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Wasaarada Gaashaandhiga Dowlada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in qorshaheeda dhow uu yahay sidii ay usii wadi lahayd Dagaalada kadhanka ah Al-Shabaab. Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Dowlada KMG Soomaaliya Xuseen ...

Read More

Al-Shabaab Oo Ceel Carfiid Ku Qoor-Gooyey Nin Shaqadiisa Aheyd Gudniinka Caruurta (Maxaa Loo Cuskaday Gowriciisa ?)

Saturday, 28 January 2012

News image

CEEL CARFIID, Somalia (AGGM) - Ciidamo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa degaanka Ceel Cirfiid waxay ku gowraceen nin magaciisa lagu soo gaabiyay Shabagey, kaasi oo ka mid ah dadka degan ...

Read More

Jamciyadda Qurumaha Ka Dhaxaysa Oo Amaantay Hawlgalkeedii 2011 ay Ku Badbaadisay Caruur Badan Oo Soomaaliyeed

Friday, 27 January 2012

News image

Nairobi, Somalia (AGGM) - Hay’adda QM u qaabilsan daryeelka caruurta oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano UNICEF ayaa maanta warbixin ay ka soo saartay xafiiskeeda magaalada GENEVA ee dalka ...

Read More

WAR HADDA AH : Xildhibaan Ka Tirsanaa Puntland Oo La Dilay

Friday, 27 January 2012

News image

WAR HADDA AH (AGGM) - Waxaa Caawa Deegaanka Baar Gaal ee Gobolka Bari lagu Dilay Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland.Xildhibaanka oo lagu magacaabo Bile Maxamed Yuusuf ayaa la sheegay in ...

Read More

USA "Waxaan Uga Digaynaa Dowladda Kenya Inay dib u Celiso Qaxootiga Soomaaliyeed, Taa Bedelkeeda Waa Inay Sii Wadaa..."

Friday, 27 January 2012

News image

NAIROBI, Kenya (AGGM) - Kenya ayaa sheegtay dhawaan inay sababo ammaan awgood dib ugu celinayso Soomaalida dalkooda, iyagoo sheegay in ammaanka dalkooda uu khatar ku jiro, balse ma sheegin xilliga rasmi ...

Read More

Turkiga Oo u Taagan In La Helo Soomaali Isku Kalsoon

Friday, 27 January 2012

News image

Ankara, Turkey (AGGM) - Dalka Turkiga oo ka mid ah dowladaha u soo gurmaday Soomaalida kaddib abaarihii ku dhuftay Soomaaliya ayaa u muuqata inay tahay dowladda keliya ee muujisay inay ...

Read More

Imisa Maamul Ayaa Lagu Marti-qaaday Shirka Lagu Darsayo Xasaradda Somalia Ee Dhawaan Ka Furmaya Dalka Britain ?

Friday, 27 January 2012

News image

LONDON, UK (AGGM) - Shirka London loogu qabanayo Soomaalida ayaa la sheegay in lagu casuumay maamullada Somaliland, Puntland, Galmudug, Ahlusuna iyo weliba Dowladda KMG ah, iyadoo la sheegay in shirkaas uusan ...

Read More

XOG CULUS : Danjire Mahiga Oo Si Gooni Gooni ah ula Kulmay Taageerayaasha Gudoomiyihii La Eryey Ee Shariif Xasan & Madoobe Nuunoow-ga La Doortay

Friday, 27 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arimaha Soomaaliya Augustine Mahiga oo hadda maalintii saddexaad ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta siyaabo kala gooni ah ula kulmay labada garab ee ...

Read More

Falaagada Al-Shabaab Oo Ku Faantay Inay Jilbaha u aasteen Inaysan Ciidamada Kenya Soo Dhaafin Goobihii ay Kusoo Duuleen 100 Cisho Ka Hor

Friday, 27 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo la hadlayay idaacad ku hadasha afka Al-shabaab ee Andulus, ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay ku sugan yihiin weli goobihii ...

Read More

Dagaalka Buuhoodle Waa "Calanka Qaado & Qaadan Maayo"

Friday, 27 January 2012

News image

DAGAALKA BUUHOODLE (AGGM) - Mudo ku dhow 22 sano ayaa dagaal fooda layskula jiray wuxuuna lahaa magacyo badan, Hadii aan idin xasuusiyo magacyadii dagaaladii kadhacay soomaliya qaar kamid ah wa ...

Read More

Xaalad Qaraar Oo Saaka Markale Ka Oogan Buuhoodle *Hub Urursi Socda & Dowladda KMG Oo Loogu Baaqay Inay Ka Qeyb Gasho Dagaalada Lagula Jiro Somaliland*

Friday, 27 January 2012

News image

WARARKA SAAKAY & ALLGALGADUUD (AGGM) - Deegaanka Buuhoodle iyo deeganada ku hareereysan ayaa waayadan ku jira xaalada dagaal ah iyadoo dagaalkii ugu dambeeyay uu shalay halkaas ka dhacay. Dagaalkii shalay ayaa ka ...

Read More

Buuhoodle: Maleeshiyada Somaliland Oo Dagaalki Maanta Ay Ku Soo Qaadeen Magaalada Buuhoodle Kala Kulmay Dharbaaxo Culus.*Daawo Video-ga*

Thursday, 26 January 2012

News image

Buuhoodle (AGGM): Maleeshiyada Somaliland ayaa weerar gaadmo ah oo ay kusoo qaadeen magaalada Buuhoodle oo ay hada ku sugan yihiin Golaha Madaxtooyada Khaatumo State, Waxgaradka Iyo Isimada deegaanka SSC, ayaa ...

Read More

Warsaxaafadeed: Ra’iisulWasaaraha Oo Saaka Soo Kormeeray Qeybihii Gubtay Ee Suuqa Xamarweyne.*Daawo Sawirada*

Thursday, 26 January 2012

News image

Muqdisho (AGGM): Ra’iisulWasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka soo kormeerayqeybihii gubtay ee suuqa Xamarweyne oo xalay uu ka kacay dabweyn oo baabi’iyayqeybta qudaarta iyo raashinka ee suuqaasi. Ra’iisul ...

Read More

Dowladda Somalia "Xukuumadda KMG, Shacabka Soomaaliyeed & Inta ay Maskaxdoodu Xurtahay Way Soo Dhawaynayaan Duullaankii Maraykanka Ee Lagu Badbaadiyey Shaqaalihii Ku Afduubnaa Deg. Hobyo"

Thursday, 26 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Wasiirka Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta C/qaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa yiri  “Xukuumada Soomaaliyeed, Shacabka Soomaaliyeed iyo inta maskaxdoodu xurtahayba, waxay ku faraxsan yihiin howlgalkii lagu badbaadiyay  labadii ...

Read More

Gacan ku Dhiiglihii Dilay Weriye C/salaan Xiis Oo Si Bareer ah Loo Siidaayey *Aabaha Dhalay Weriyaha Oo Saxaafadda La Hadlay Si Kululna U Weeraray Dowladda KMG*

Thursday, 26 January 2012

News image

WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Sida ay wararka hadda la helayo xaqiijinayaan Maamulka Gobolka Banaadir oo sii daayay ninkii ka dambeeyay Allaha u naxariistee dilka Wariye C/Salaan Sheekh Xasan Xiis, oo ...

Read More

Safiirka Somalia Ee Liibiya Oo Xaqiijiyey In La Helay Meydka Soomaali Isugu Jirta 12 Haween ah, Laba rag ah iyo Cunug Yar Oo Soo Caraiyey

Thursday, 26 January 2012

News image

Misrat, Libya (AGGM) - Maydadka Tahriibayaal Soomaaliyeed oo kusoo caariyay xeebta magaalada Misraata ee dalka Liibiya ayaa la helay, kuwasoo lagu sheegay tiradooda 15-qof oo u badan haween. Safiirka Soomaaliya ee dalka ...

Read More

WARARKA JUBBOOYINKA & GEDO : Dagaalo La Isku Jilbo-aastay Oo Markale Ka Dhacay Deegaanada Taabta & Luuq Ee Gobalada J/Hoose & Gedo

Thursday, 26 January 2012

News image

Afmadow, Somalia - Sida aan warar dheeraad ah ku halayno saakay ugu yaraan 10-qof oo dhinacyadii dagaalmaya ka mid ah ayaa ku dhintay dagaallo culus oo deegaanno ka tirsan gobollada Gedo ...

Read More

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Gen. Cabdiqadir Sh.Cali Diini Oo Shegay In Aan Loo Dulqaadan Doonin Askar Dhacaysa Shacabki Ay Ilaalin Lahaayeen.

Thursday, 26 January 2012

News image

Muqdisho (AGGM): Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa digniin u jeediyay Ciidamada qalabka sida ee dowladda KMG ah, kadib markii maalmihii u dambeeyay ay soo baxayeen warar sheegaya in kooxo ...

Read More

WAR CULUS : Xildhibaano Caan ah Oo Ku Taliyey In Si Deg Deg ah Lagu Yareeyo Tirada Xad Dhaafka ah Ee Mudanayaasha Baarlamanka Somalia

Thursday, 26 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Kal fadhi ay yeesheen qaar ka tirsan golaha barlamaanka dowlada KM gaar ahaan garabkii taageersanaa in Shariif Xasan xilka iska sii dheereesto ayaa waxa ay kulanka ...

Read More

Ciidankii Fuliyey Hawlgalkii Hobyo Oo La Sheegay Inay Amar Buuxa Ka Haysteen Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama *Obama Oo Amaanaya Ciidankiisa*

Thursday, 26 January 2012

News image

ALLGALGADUUD ISHA KU HAAY (AGGM) - War ka soo baxay Madaxwaynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa lagu soo dhaweeyay howgalkii ciidamada Maraykanku ay ka sameeyeen gudaha dalka Somalia kaas oo lagu soo ...

Read More

Falaagada Al-Shabaab "Xafiiska QM Ee Muqdisho Waa Mid Lagu Kala Dilayo Shacabka Muslimka ah Ee Soomaaliyeed"

Thursday, 26 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Bayaan kasoo baxay Xafiiska Dhanka hadalka Uqaabilsan Al-Shabaab ayaa waxaa looga hadlay usoo guuritaanka Magaalada Muqdisho ee Xafiiska Dhanka Siyaasada QM ee Somalia (UNPOS). Warsaxaafadeedka Al-Shabaab ayaa waxaa ...

Read More

Riyadii Farmaajo Ee Ahayd In Xafiisyada Qaramada Midobay Loo Soo Warejiyo Gudaha Somalia Oo Rumowday.

Thursday, 26 January 2012

News image

(AGGM): 17 sano kadib ayaa maantay waxay Qaramada Midoobey Xafiisyadeeda ka furanaysaa Caasimada magaalada Muqdisho ee wadanka Soomaaliya, iyadoo qaban qaabada Munaasabadaasina ay ka socoto Xarunta Xalane. Xafiiska Siyaasada Qaramada ...

Read More

Boqol Dukaan Oo Ku Basbeelay Suuqa Ugu Weyn Degmada Xamarweyne Ka Dib Dab Baabi'iyey Suuqa *Eeg Sawirada Suuqaasi & Saaka*

Thursday, 26 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Suuqii ugu weynaa Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir ayaa saakay ah meel haawanaysa kadib markii uu qabsaday Dab xoogan. Dabka oo Suuqa ka kacay Xalay Fiidkii ayaa damintiisa ...

Read More

Nairobi: AN OPEN LETTER TO BAN KIMON “REMOVE AMB MAHIGA FROM THE DESK OF SOMALIA”

Thursday, 26 January 2012

News image

Nairobi (AGGM):  Dear Secretary General After having assessed my recorded and logged communications with SRSG chief Amb Mahiga since last January 2011, and had been voluntarily helping him on risk ...

Read More

Cutubyo Ethiopian ah Oo Gudaha Usoo Galay Deg. C/Waaq & Warbaahinta Allgalgaduud Oo Xog Ka Heshay Ujeedada Imaatinka Ciidamada & Cidda ay Baadi Goobayaan*

Wednesday, 25 January 2012

News image

WAR HADDA AH (AGGM) - Xaalad qaraar ayaa maanta ka oogan Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud, halkaasi oo ay si aan horey loo arag ugusoo qulqulayaan Ciidamo Ethiopian ah oo ujeedada ...

Read More

WAR HADDA AH : Askari Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay G/Gedo

Wednesday, 25 January 2012

News image

WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Wararka ka imaanya Degmada Baladxaawo ayaa sheegaya in Qarax aad u xoogan uu ka dhacay degmadaasi iyadoona Qaraxaan lala eegtay Ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah ...

Read More

Mashaqo Xanuun Leh Oo Gobalka Sh/Dhexe Ku Qabsatay Shacab Rakaab ah Oo Kusii Jeeday Gobalka Galgaduud

Wednesday, 25 January 2012

News image

WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Wararka naga soo gaaraya qeybo kamid ah Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayan in ku dhowaad 9 ruux ay geeriyooden kadib markii Gaari ay ...

Read More

Taliska Dowladda KMG Ee Jubbooyinka Oo Xabsi Afka u Galiyey Toban Askari Oo Ku Eedeysan Inay u Basaasayeen Al-Shabaab

Wednesday, 25 January 2012

News image

Afmadow, Somalia (AGGM) - Taliska iyo Saraakiisha ciidamada is garabsanaya gaar ahaana kuwa Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa shaaciyay inay qabteen islamarkaana ay xabsiga u taxaabeen ilaa 10 nin oo ...

Read More

Ciidamada Dallaayadaha-ka Booda Ee Maraykanka Oo Xoog Kusoo Furtay Shaqaale Ajaanib ah Oo Afduub Loogu Haystay Hobyo (Diyaaradaha Oo Weli Ku Dul-Meereysanaya Magaalada)

Wednesday, 25 January 2012

News image

GAALKACYO, Somalia (AGGM) -  Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidamo ajnabi ah oo watay diyaarado ay xalay si xoog ah usoo furteen laba nin oo afduub ...

Read More

Madaxweynaha Somalia Oo Fursado u Furay Safaaradaha Dunida

Wednesday, 25 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay dalalka caalamka inay caasimadahooda dib uga furtaan Muqdisho, isagoo sheegay in isbedel iyo horumar weyn uu muuqdo. Sheekh Shariif ayaa ...

Read More

Faafaahin Ku Saabsan Gaari Xamuul ah Oo Si Bareer ah Loogu Rasaaseeyey Wadada Isku Xirta Gaalkacyo & Bandiiradley

Wednesday, 25 January 2012

News image

GAALKACYO, Somalia (AGGM) - Gaari nooca xamuulka ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah ayaa lagu rasaaseeyay xilli uu marayay inta u dhaxeysa Gaalkacyo iyo Bandiiradley, ka dib markii kooxo hubeysan ...

Read More

Madaxweyne Shariif, R/Wasaare Gaas, Shariif Xasan & Madax Kale Oo Go'aan Ka Fiirsasho La'aan ah Gaaray

Wednesday, 25 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Waxaa walaac aad u daran uu lasoo darsay Qoysaska danyarta ah ee ku jira guryaha ay horey u lahaan jirtay Dowladdii dhexe, kuwaasi oo iminka si ...

Read More

Wadahadalo Looga Gol-lahaa Siideynta Injineer American ah Oo Afduub Loogu Haysto Gobalka Mudug ayaa Burburay

Wednesday, 25 January 2012

News image

GAALKACYO, Somalia (AGGM) - Waxaa fashilmay dadaallo lagu doonayay in lagu sii daayo ruux dhalashadiisu Mareykan tahay oo billwogii toddobaadkan laga afduubay Koonfurta Gaalkacyo laguna haysto degmada Hobyo ee gobolka ...

Read More

Dowlad Islaami ah Oo Si La Yaab Leh Ugu Dhawaaqday Inay Dhaqaale Kasta Ku Bixin Doonto Dagaalka Lagu Ciribtirayo Al-Shabaab

Wednesday, 25 January 2012

News image

Nairobi, Kenya (AGGM) - Mar uu Warfidiyeenada kula hadlayey bartamaha Caasimadda Kenya ee Nairobi, ayaa Safiirka Sacuudiga u fadhiya dalka Kenya balan qaaday in ay ka tageeri doonaan, islamarkaana ay dhaqaalo ...

Read More

Maxaa Ka Jira In Boka Haram ay Tababar Ka Helaan Al-Shabaab ?

Wednesday, 25 January 2012

News image

WAR CULUS (AGGM) - Xubnaha Kooxda Islaamiga ah Boko Haram ee Dalka Nigeria ayaa waxaa ay ku tababartaan Xerooyink ay al Qaeda ku leeyihiin Gobolka Sahel ee Waqooyiga Afrika, sidaas ...

Read More

Baladweyne Oo Bandow Dharaar Cad ah La Saaray & Sodomeeyo Ruux Oo Xabsiyada Magaalada Ku Hoyday Xalay

Wednesday, 25 January 2012

News image

BALADWEYN, Somalia (AGGM) - Ciidamada Dowlada Itoobiya iyo kuwa Dowlada KMG ayaa xalay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ka sameeyay howlgalo aad uxoogan, iyadoona xalay ay Xabsiyada Magaalada ku hoydeen ...

Read More

Xafiiska Siyaasadda Ee Umadaha Midoobay Oo 18-Sano Ka Dib Maanta Laga Furay Muqdisho & Mahiga Oo Rajo Ka Muujiyey

Tuesday, 24 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Waxaa si rasmi ah maanta laga furay Muqdisho xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan siyaasadda Soomaaliya ee UNPOS ayaa waxaa ka hadlay munaasabaddii furitaanka dajire Augustine Mahiga, isagoo ...

Read More

Amiirka Al-Shabaab Oo Abuu Mansuur, Fu'aad Shongole & Cali Dheere Ku Eedeeyey Dilkii Bilaal Al-Barjaawi & Allgalgaduud Oo Xog Hoose Ka Heshay Gacan Ka Hadal Dhacay

Tuesday, 24 January 2012

News image

WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Ka dib kulamo-hoosaadyo xiriir ah oo ay lahaayeen Hogaamiyaasha ugu sareeya xarakada Al-Shabaab ee gacan-saarka la leh Al-Qaacidda, ayaa waxaa wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan ...

Read More

Uganda Oo Xaqiijisay In Sarkaal Sare Looga Dilay Dagaaladii Ugu Dambeeyey Ee ay Muqdisho Kula Galeen Xoogaga Al-Shabaab

Tuesday, 24 January 2012

News image

KAMPALA, Uganda (AGGM) - Afhayeenka ciidamada Uganda Col Felix Kulayigye oo ka war bixinayay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay ka gaareen guulo isla markaana ay ...

Read More

WAR HADDA AH : Maharaadayaal Kasoo Horjeeda Somaliland Oo Dibadbixii Ugu Weynaa Ka Bilaabay Goor Dhow G/Sanaag

Tuesday, 24 January 2012

News image

WAR HADDA AH (AGGM) - Mudaharaad weyn oo looga soo horjeedo maamulka Somaliland ayaa ka soconaya degmada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag. Boqolaal dadweyne ah oo sita boorar waaweyn oo ay ku ...

Read More

Madaxweynaha Somalia "Waxaan Digniin Kama Dambeys ah u Dirayaa Dadka Dacaayadaha Ka Faafiya Dalka Somalia"

Tuesday, 24 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Isagoo codkiisa laga baahinayey warbaahinta gudaha, ayaa Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, waxa uu daboolka ka qaaday in loo baahan yahay in xildhibaannada baarlamaanku ay xal ka gaaraan ...

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga Ee Somalia Oo Dardar-gelinta Roadmap-ka Kala Xaajooday Madaxweynaha Umadaha Midoobey

Tuesday, 24 January 2012

News image

New York, USA (AGGM) - Kulanka uu wasiirka gaashaandhiga ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka Dowladda KMG ah ee Soomaaaliya, Xuseen Carab Ciise uu la yeeshay madaxa golaha loo dhan yahay ee ...

Read More

Jamciyadda Qurumaha Ka Dhaxaysa Oo Maanta Xafiiskeeda Siyaasadda Somalia Ka Furanaysa Muqdisho (Halkee Loo Qoondeeyey Xafiiskan ?)

Tuesday, 24 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Munaasabad culus, ayaa maanta ka soconayso caasimadda Somalia ee Muqdisho, taasi oo logu diyaar garoobaya in maanta lagu furo xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia. Xafiiskaan ayaa waxa ...

Read More

Shariif Xasan & Madoobe Nuunow Oo Qarka u Saaray Inay Saacadaha Soo Socda Is-Feeraan & Kulan Buujimo ah Saakay Markale Xildhibaanadu Ku Balansan Yihiin

Tuesday, 24 January 2012

News image

Waxaa xiligan xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho buux dhaafinaya Xildhibaano kala tagaeersan labada Nin ee ku muransan Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Madoobe Nuunow Maxamad. Xarunta Golaha ...

Read More

Dagaalkii Ugu Kululaa Oo Xalay Ka Dhacay Caasimadda Somalia (Daryanka Madaafiicda Oo Laga Hurdi Waayey)

Tuesday, 24 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Mid ka mid ah dagaaladii ugu qaraaraa ayaa xalay ka dhacay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho kadib markii ay Xarakada Al-Shabaab weerareen Fariisimo ay leeyihiin Amisom ...

Read More

WAR CULUS : Weerar Ismiidaamin ah Oo Saakay Markii Ugu Horeysay Lagu Qaaday Ciidamada Ethiopian-ka Ee Ku Sugan Baladweyne & Faafaahin Dheeraad ah

Tuesday, 24 January 2012

News image

BALADWEYN, Somalia (AGGM) - Faafaahin qota dheer, ayaanu ka helaynaa Qarax Ismiidaamin ah oo saakay Ciidamada Itoobiya lagula eegtay Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ee Magaalada Beledweyne. Qaraxa ayaa waxaa uu ahaa Gaari ...

Read More

Francis Kimemia " Al-Shabaab Waa Inay Shuruud La'aan Kusii Daayaan Mule Yasse iyo Patrick Wainaina Oo Gacantooda Ku Jira

Monday, 23 January 2012

News image

Nairobi, Kenya (AGGM) - Dowladda wadanka Kenya ayaa ka dalbatay in si sharuud la’aan ah loo sii daayo labao shaqaalo dowladood oo dhawaan taan afduub looga ka xeystay Magalada Wajeer Ee ...

Read More

Mudanayaal Baarlamaan Oo Maanta Kulankooda Muqdisho Ku Sheegay In Duqeynta Kenya Uu Wado R/wasaare Gaas

Monday, 23 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Qaar ka tirsan xildhibaanada Golaha Barlamaanka Dowladda KMG Soomaliya ayaa sheegay in duqeymaha ay geysteen diyuuradaha dalka Kenya ay ka dambeeyan xukuumada Ra’iisul Wasaare C/wali Maxamed ...

Read More

Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Soomaalidoo idil Masaafurayso

Monday, 23 January 2012

News image

NAIROBI, Kenya (AGGM) - Kenya ayaa sheegtay in jahwareer badan ka qaatay Qaxootiga Soomaaliyeed ee kunool Dalkaasi ee kala garan la yihiin kuwa Al-Shabaab xiriirka la leh iyo kuwa kale ee ...

Read More

Somalia Oo Sheegtay In La Beegsan Doono Hogaamiyeyaal Kale Oo Ka Tirsan Unugyada Al-Qaacidda Lana Safan Shabaab

Monday, 23 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Afhayeenka Madaxtooyada Villa Somalia ee Dowlada KMG ayaa mar uu wareysi siinayay raadiyaha dowlada ayaa waxa uu sheegay in ay aad uga faraxsan yihiin dilka loo ...

Read More

XOG CULUS : Hogaamiyaasha Al-Shabaab Oo ay Markale Ka Dhex Tolantay Ka Dib Dilkii Bilaal Al-Barjaawi *Fu'aad Shongole & Cali Dheere Oo Gacan Iskula Tagay*

Monday, 23 January 2012

News image

WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Inkastoo uusan aheyn markii ugu horeysay, islamarkaana maalmahan dambeba uu qarsoonaa ayaa Xarakada Al-Shabaab ayaa waxaa soo kala dhex galay qilaaf kii ugu xumaa waqtigaan, ...

Read More

Muqdisho Oo Dagaalo Madfacaysan Lagu Waabariistay

Monday, 23 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Dagaal aad uxoogan ayaa xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalkana uu ahaa mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalka oo Jihooyin badnaa ayaa kii ...

Read More

WAR CULUS : Dowladda KMG Oo Hub Ka Dhigis aan Horey Loo Arag Ku Samaynaysa Maamulada Dooxada Shabeelle & Ahlu Sunna Ee Ku Muransan Gobalka Hiiraan

Monday, 23 January 2012

News image

BALADWEYNE, Somalia (AGGM) - Kadib markii Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ay gaareen Wafdi Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan ka kooban ayaa waxaa ay bilaabeen sidii loo xalin lahaa Khilaaf ...

Read More

Dowladda Somalia Oo Sheegtay Inay Ka Warhayso Weerarkii Lagu Khaarajiyey Hogaamiyihii Al-Qaacidda Ee Bilaal Al-Barjaawi

Sunday, 22 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Waxaa in badan la is weydiiyaa heerka uu gaarsiisan yahay ogaanshaha ay Dowladda KMG ee Somalia ay ka wargayso weerarada ay Dowladaha shisheeye diyaaradahooda ka fuliyaan ...

Read More

Madaxweyne Shariif Oo Sheegay Inay Shacabku u Heelan Yihiin Dowlad Awood Leh, Maadaama Shabaab La Eryey

Sunday, 22 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Madaxweyne Shariif ayaa markii ugu horeysay daaha ka rogay in lagama maarmaan ay tahay inay shaqeyso Dowladda Soomaaliya, waxayna shacabka Soomaaliyeed u baahan yihiin buu yiri ...

Read More

Maamulka Galmudug Oo Afduub Koonfurta Gaalkacyo Loogu Gaystay Muwaadin American ah Ku Eedeeyey Kooxaha Burcad-Badeeda

Sunday, 22 January 2012

News image

Maamulka Galmudug State, ayaa ku eedeeyay inay ka dambeyaan kooxo burcad badeed somali ah inay afduubteen nin ajnabi ah oo marayey Koofurta Maagalada Gaalgacyo. Ninkaan la afduubtay ayaa waxaa uu ahaa ...

Read More

Tafaasiil ay Allgalgaduud Ka Heshay Qaabkii Loo Dilay Hogaamiyihii Al-Qaacidda Ee lagu Khaarajiyey Duleedka Muqdisho

Sunday, 22 January 2012

News image

Diyaaradaha Dagaalka Dalka Mareykanka gaar ahaan Nuuca Aan duuliyaha laheyn ayaa shalay waxa ee Duqeyn Culus ku dileen Hogaamiye sare oo katirsanaa Xarakada Al-Shabaab qeybna ka ahaa urur weynaha Al-Qaacida. Hogaamiyaha ...

Read More

Isku Shaandheyn Cusub Oo Lagu Samaynayo Golaha Wasiirada Ee Xukuumadda Somalia (Imisa Wasiir Ayaa Seeftu Leefi Doontaa ?)

Sunday, 22 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Waxaa soo baxay saakay warar sheegaya in 5-ta maalmood ee so socota isku shaandheyn lagu sameyn doono golaha wasiirada ee dowlada KMG ah. R/wasaaraha Somalia C/Wali Maxamed Cali ...

Read More

Al-Shabaab Oo Wacad Ku Martay Inay u Aar-gudi Doonaan Bilaal Al Barjaawi Oo Ka Mid ahaa Hogaamiyaasha Al-Qaacidda Ee Ka Barbar Dagaalama Falaagada Al-Shabaab

Sunday, 22 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Ururka Al Shabaab ayaa qiray in uu duqeyn ku dhintay mid ka mid ah raga ka bar bar dagaalamo ee loo yaqaano Muhaajiriinta kadib marki ay duqeysay ...

Read More

Kenya "50% Waan Ka Gun-Gaarnay Hadafkii Dagaalka Somalia"

Saturday, 21 January 2012

News image

NAIROBI, Kenya (AGGM) - Milateriga dalka Kenya ayaa sheegay in hadafkii ay ka lahaayeen dagaalkii ay ku galeen Koonfurta Soomaaliya ay kala-bar gaareen, ayna khasaare gaarsiiyeen dagaalyahannada Al-shabaa iyo qalab ciidan ...

Read More

Madaxweyne Shariif Oo Amaan & Dhiirigelin Siiyey Ciidamada Dowladda KMG Ee Al-Shabaab Dagaalka Uga Saaray Muqdisho

Saturday, 21 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay dagaalkii ay ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM ay ku qabsadeen deegaanno ay horay ugu sugnayd Al-shabaab ayaa ...

Read More

Fu'aad Shongole “Dalkaan (Al-Shabaab) Ma ilaalin Karto, Kooxna ma difaaci karto hadaan la helin nidaam weyn Oo Dowladeed”

Saturday, 21 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Fu’aad Maxamed Khalaf (Shongole) oo ururka Al-Shabaab u qaabilsan dhanka dacwada ayaa muxaadaro dheer oo uu ka jeediyey masjid ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka ...

Read More

Saraakiisha Ugu Saraysa Ciidamada Dowladda KMG Oo Wacad Ku Maray Inay Laba Jibbaari Doonaan La Dagaalanka Shabaab

Saturday, 21 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed General C/Kariin Yuusuf Aadan “Dhaga Badan”, ayaa wuxuu maanta sheegay inay sii socon doonaan dadaalada loogu jiro in Shabaab looga saaro dalka ...

Read More

Xildhibaan Cod Dheer Ku Yiri "Awoodii Shabaab Waa La Wiiqay"

Saturday, 21 January 2012

News image

Mogadishu, Somalia (AGGM) - Xildhibaan Salaad Cali Jeelle ayaa ka hadlay Guul darada Al.Shabaab kasoo wajahday Dagaalkii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo guulaha ee gaareen Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM.Xildhibaanka ...

Read More

Xukuumadda Gaas Oo Guulo Wax Ku Ool ah Ku Tilmaantay Tallaabada Caasimadda Looga Saaray Shabaab

Saturday, 21 January 2012

News image

MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Xukuumada Ra’iirul Wasaare C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa si dag dag ah uga hadashay dagaalada ay ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ku qaadeen kooxda xarakada Al-Shabaab ee dhufesyada ...

Read More

Guddiga Difaaca Suxufiyiinta Caalamka CPJ Oo Soo Saaray Saxafiyiinta La Dilay Sanadkan (Somalia Ayaa Ugu Horeysa)

Tuesday, 27 December 2011

News image

Allgalgaduud Isha Ku Haay (AGGM) - Guddiga difaaca suxufiyiinta caalamka ee loo soo gaabiyo CPJ, ayaa soo saaray warbixin sanadeedka 2011, iyadoo Somalia ay ugu horreyso wadamada lagu dilo suxufiyiinta. ...

Read More
2awaaxid2bare_adendigniin1R.wasaaraha_Soomaaliyaabdinurabdulkadir_sheik_alicabaasyamyam1-500x375health0 FreeAbdulle3JDFturki2buaaleRaas_Logo
ARTICLES
hani_dhagool63638

Yaa Ka Danbeeya In La Sameeyo Maamul Gobaleedka (Somali Central State) Qaybtii 2aad.By Mowliid Cabdulqaadir Faarax (Indhojacayl).

Lacag Farobadan Oo Ay Lunsadeen Ururada Ku Bahoobay ( Somali Centaral State) Xageebayse Ku Baxday? By: Mowlid Cabdulqaadir Faarax (indhojacayl). Qaybtii 3aad.

Ujeedka Maamul Gobaleedka Bartamaha Soomaaliya Waa Maxay? Qaybtii 1aad By Mowliid Cabdulqaadir Faarax (Indhojacayl).

Uganda: Opposition Shouldn’t Ask UPDF To Leave Somalia.

MAQAAL : Prof. Geedi Oo Aan Ka Noogin Maamul-Gobaleedyo Taag-Daran.

Taariikhaha Muhiimka Ah Ee Soomaaliya Iyo Duulaanka Dadka Beenta Isu Bahaystay.W/q Eng.Shire Cabdisamad Jaamac.

Anarchy and death rule in city on frontline of terror

Islamic Militancy in the History of Somalia...

Excerpts: Governance The Scourge and Hope for Somalia

Are Al Qaeda in Yemen and Somalia Connected?

The Jihadist Next Door


MarceyLogo1
buurgeesoole easado
Copyright 2009 © allgalgaduud.com / News and Information About Somalia